Hoggaamiyaha Sare ee Iran oo si kulul u cambaareeyey Wasiirkiisa Arrimaha dibeda

Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa cambaareeyey wasiirka arrimaha dibedda dalkas, oo wareysi sir ah oo la dusiyey ku sheegay in Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ay saameyn isaga ka badan ku leeyihiin siyaasadda arrimaha dibedda iyo xogta Nukliyerka. Wareysiga oo uu baahiyey taleefishin fadhigiisu yahay London oo ku baxa luuqadda Persian-ka ayaa Mohammad … Continue reading Hoggaamiyaha Sare ee Iran oo si kulul u cambaareeyey Wasiirkiisa Arrimaha dibeda